Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 3

Qodobka 3aad

Original Somali text, quoted word for word

Xadka Dabbaqaadda Xeerka 1. Xeerka waxa lagu dabbaqayaa, isla markaana loo raacayaa nidaaminta hawlaha garoorka Cudamada Qaranka ee JSL. 2. Xeerkan laguma dhaqi karo xubin rayid ah oo aan ka tirsanayn Ciidamada Qaranka ee JSL.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-3

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
2Ask about this article4