Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 39aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dabbaqaadda Xeer-ciqaabeed Kale Hay’adaha garsoorku waxa ay u raaci karaan isla markaana u adeegsan karaan dhegeysiga iyo xukun ka gaadhista dacwadaha ciqaabta ah xeerarka kale ee dhaqan-galka ah ee haddii ay lagama maarmaan u arkaan in ay jidaynayaan ciqaab la’xidhiidha dacawadda.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-39
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
38Weydii qodobkan40