Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 39
Qodobka 39aad
Original Somali text, quoted word for word
Dabbaqaadda Xeer-ciqaabeed Kale Hay’adaha garsoorku waxa ay u raaci karaan isla markaana u adeegsan karaan dhegeysiga iyo xukun ka gaadhista dacwadaha ciqaabta ah xeerarka kale ee dhaqan-galka ah ee haddii ay lagama maarmaan u arkaan in ay jidaynayaan ciqaab la’xidhiidha dacawadda.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-39