Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 38
Qodobka 38aad
Original Somali text, quoted word for word
Qoraalka Xukunnada iyo Qaraarrada 1. Xukunnada iyo qaraarrada Maxkamaduhu waa in ay ahaadaan kuwo qoran 00 sababaysan 00 si'faahfaahsana loogu tilmaamay sababta xukunka iyo qodobada sharci ee la’dabbaqay iyo caddaymaha loo cuskaday. Z Spa GUyp a [S/S ae AB \ [2 [SE \ > 2. XMukunnada iyo qaraarrada oo qoran waa in la siiyo dhinacyada dacwadda oo uu ka mid yahay eedaysanuhu. Haddii tiro ka badan hal qof ay yihiin eedaysaneyaasha waa in eedaysane kasta la siiyo nuqul. 3. Maxkamaddu waa inay kaga dhawaaqdo xukunka ay soo saartay eedaysanaha hortiisa.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-38