Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 37aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

U’Furnaanshaha Dadweynaha ee Fadhiyada Maxkamadaha 1. Doodaha maxkamaduhu asal ahaan waa kuwo dhegeysigooda ay u furan yihiin dadweynaha. 2. Guddoomiyaha dacwaddu waxa uu ka dhigi karaa fadhiga mid dadweynaha ka xidhan, haddii ay keensanayso ilaalinta sirta clidamada amia jiraan sababo amni.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-37
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
36Weydii qodobkan38