Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 37

Qodobka 37aad

Original Somali text, quoted word for word

U’Furnaanshaha Dadweynaha ee Fadhiyada Maxkamadaha 1. Doodaha maxkamaduhu asal ahaan waa kuwo dhegeysigooda ay u furan yihiin dadweynaha. 2. Guddoomiyaha dacwaddu waxa uu ka dhigi karaa fadhiga mid dadweynaha ka xidhan, haddii ay keensanayso ilaalinta sirta clidamada amia jiraan sababo amni.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-37

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
36Ask about this article38