Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 36aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Adeegsiga Qareen 1. Cidamada Qaranka waxay yeelanayaan qareenno leh aqoon sharci oo ay kaga hor doodaan maxkamadaha Ciidamada Qaranka. 2. Qareennada Cidamada Qaranka ee ku xusan qodobkan waxa ay difaacyaan qof kasta oo lagu s00 oogo dacwad oo aan awood u lahayn in uu qabsado qareen. 3. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ayaa diiwaangelinaya xubnaha Clidamada Qaranka ka tirsan ee leh aqoonta sharci ee qaban karaan shaqo qareennimo. 4, Ajuurada qareenka ka tirsan Cudamada Qaranka waxa bixinaya qaranka, iyada oo lagu darayo muisaaniyadda Garsoorka Ciidamada Qaranka. * 5, Kedaysanaha awoodaa waxa uu qabsan karaa qareen rayid ah. Qareenka rayidka ah waxa waajib ku ah in uu ilaaliyo wixii sir ciidan ah ee uu ogaaday intii uu dacwadda ku jiray. 6. Eedaysanaha aan awood u_ lahayn inuu qabsado qareen, garsooraha dacwadda guddoominaaya waa In uu silyo qareen adeeg kaalmo sharci oo bilaa lacag ah.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-36
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
35Weydii qodobkan37