Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 34

Qodobka 34aad

Original Somali text, quoted word for word

Xidhiidhka Maxkamadaha Rayidka ah iyo Maxkamadaha Ciidamada 1. Haddi dood sharci ka dhalato awoodda gar-maqalka maxkamadaha Ciidamada Qaranka ee dacwad ciqaab ah oo dhinac ku doodo: in maxkamadaha rayidka ahi leeyihiin awoodda gar- maqalka, waxa loo gudbinayaa dacwad dulucdeedu tahay tafsiir sharci Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka, si’ ay uga soo saarto go’aan kama danbays ah. 2. Dacwad kasta oo la’xidhudha muran dastuuri ah waxa awoodda _ gar-maqalka leh Maxkamadda Dastuuriga ah si’waafaqsan Xeerka Nidaamka Garsoorka Rayidka al TS KA su f, SK GR RA ON % QAYBTA LIXAAD HAB-RAACA XAQ AH EE DACWADAHA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-34

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
33Ask about this article35