Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 32aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Madaxweynaha 1. Madaxweynuhu isaga oo gudanaya awoodihiisa dastuuriga ah, waxa uu xeerkan ku yeelanayaa cafinta xukunsanayaasha si’xeerka waataqsan. 2. Heshiuska isu celinta eedaysanayaasha ama xukunsanayaasha xubnaha ka ah ciidamada ee dal kale u baxsaday xilligit gar-maqalka dacwadda ee ay dawladdu la’ galayso dawlad kale sI’xeeraka waafaqsan. QAYBTA SHANAAD NIDAAMKA SHAQAALAHA HAY’ ADAHA GARSOORKA.