Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 29aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Hawl-gabka iyo Xaqsiinta. 1. Dhammaan garsooreyaasha kala duwan Xeer-ilaalivaha Guud iyo ku-xigeennada xeer- ilaaliyaha guud waxa ay yeelanayaan xaqa hawl-gabka iyo xaqsiin. 2. Nidaamka hawl-gabka iyo xaqsiintooda waxa loo raacaya si’waafaqsan Xeerka Hawl-gabka iyo Xaqsinta Ciidamada Xeer.Lr.88/2019.