Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 28aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xasaanadda iyo dhawrsanaanta Garsoorka ciidamada 1. Madaxda Garsoorka Clidamada Qaranka waxay leeyihiin dhawrsanaan iyo xasaanad uu xeerkani jideeyay. 2. Lama qaban karo, lama baadhi karo lamana xidhi karo illaa iyo ogolanaasho laga helo guddoomiyaha.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-28
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
27Weydii qodobkan29