Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 28
Qodobka 28aad
Original Somali text, quoted word for word
Xasaanadda iyo dhawrsanaanta Garsoorka ciidamada 1. Madaxda Garsoorka Clidamada Qaranka waxay leeyihiin dhawrsanaan iyo xasaanad uu xeerkani jideeyay. 2. Lama qaban karo, lama baadhi karo lamana xidhi karo illaa iyo ogolanaasho laga helo guddoomiyaha.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-28