Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 27
Qodobka 27aad
Original Somali text, quoted word for word
Dhaarta Garsoorka Ciidamada Qaranka 1. Guddoomiyaha Maxkamada sare ayaa dhaarinaya guddoomiyaha Maxkamadda sare ee cudamada, madaxweynaha hortiisa. 2. Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada ayaa madaxweynaha hortiisa ku dhaarinaya garsooreyaasha lyo xeer-ilaaliyayaasha ciidamada. 3. XMubnaha garsoorka waxa lagu dhaarinayaa dhaarta dastuuriga ah ee ku xusan Qodobka 129 ee Dastuurka.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-27