Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 26aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Fadhiyada Guddida. Fadhiyada guddidu waxay noqon karaan: 1. Fadhi caadi ah iyo kuwo an caadi ahayn 00 ay soo jeediyeen ugu yaraan laba xubnood. 2. Fadhiyada guddidu waxay ku furmayaan marka ay fadhiyaan saddex xubnood. 3. Guddidu waxay go’aamada ku gaadhayaan cod hal dheeri ah.