Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 26

Qodobka 26aad

Original Somali text, quoted word for word

Fadhiyada Guddida. Fadhiyada guddidu waxay noqon karaan: 1. Fadhi caadi ah iyo kuwo an caadi ahayn 00 ay soo jeediyeen ugu yaraan laba xubnood. 2. Fadhiyada guddidu waxay ku furmayaan marka ay fadhiyaan saddex xubnood. 3. Guddidu waxay go’aamada ku gaadhayaan cod hal dheeri ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-26

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
25Ask about this article27