Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 23
Qodobka 23aad
Original Somali text, quoted word for word
Guddida Maamulka iyo Hawi-gelinta Garsoorka l. Xeerkan waxaa lagu aasaasay guddida maamulka iyo hawl-gelinta garsoorka 00 gudanaysa xilka iyo waajibaadka xeerku u jideeyay. 2. Guddidu waxa ay noqonaysaa hay’adda maamul ahaan ugu sarraysa hay’adaha garsoorka cudamada.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-23