Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 22aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Hab-raacyada Baadhista iyo Awoodda Xafiiska Baadhista 1. Xafiiska baadhista denbiyada, waxa uu nidaamka baadhista denbiyada u raacayaa si la’mid ah hab-raaca baadhista denbiyada kale ee ciqaabta ah ee nidaamka garsoorka aan cudamada [2 x/ Sey | = 5 ial StS Y pay ty OR GENERA 2. Natijada baadhista fal-dabmiyeedku ma go’aaminayso in eedaysanuhu galay danbi ilaa ay maxkamadda awoodda u lihi go’aamiso, isla markaana xukun ku soo saarto. QAYBTA SADDEXAAD GUDDIDA HAWLAHA MAAMULKA GARSOORKA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-22
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
21Weydii qodobkan23