Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 22
Qodobka 22aad
Original Somali text, quoted word for word
Hab-raacyada Baadhista iyo Awoodda Xafiiska Baadhista 1. Xafiiska baadhista denbiyada, waxa uu nidaamka baadhista denbiyada u raacayaa si la’mid ah hab-raaca baadhista denbiyada kale ee ciqaabta ah ee nidaamka garsoorka aan cudamada [2 x/ Sey | = 5 ial StS Y pay ty OR GENERA 2. Natijada baadhista fal-dabmiyeedku ma go’aaminayso in eedaysanuhu galay danbi ilaa ay maxkamadda awoodda u lihi go’aamiso, isla markaana xukun ku soo saarto. QAYBTA SADDEXAAD GUDDIDA HAWLAHA MAAMULKA GARSOORKA
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-22