Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 20aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Awoodaha Dacwad Oogiseed ee Xubnaha Xafiiska Xeer-Iaalinta Guud 1. Xeer-Ilaaliyaha Guud iyo Ku-xigeennada Xeer-Ilaaliyaha Guud waxa ay ka qayb geli karaan dacwadaha dhammaan derajooyinka maxkamadaha Ciidamada Qaranka ee J.S.L 2. Go’aanka dacwad oogista waxa u madax banaan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka ee J.S.L

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-20
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
19Weydii qodobkan21