Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 20

Qodobka 20aad

Original Somali text, quoted word for word

Awoodaha Dacwad Oogiseed ee Xubnaha Xafiiska Xeer-Iaalinta Guud 1. Xeer-Ilaaliyaha Guud iyo Ku-xigeennada Xeer-Ilaaliyaha Guud waxa ay ka qayb geli karaan dacwadaha dhammaan derajooyinka maxkamadaha Ciidamada Qaranka ee J.S.L 2. Go’aanka dacwad oogista waxa u madax banaan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka ee J.S.L

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-20

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
19Ask about this article21