Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 14aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Magacaabista Guddoomiyaha iyo Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Guddoomiyaha iyo Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee Clidamada qaranka waxaa magacaabistooda iyo Xilka qaadistooda leh Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland, ka dib marka uu la tashado Wasiirka Gaashaandhigga

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-14
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
13Weydii qodobkan15