Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 14

Qodobka 14aad

Original Somali text, quoted word for word

Magacaabista Guddoomiyaha iyo Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Guddoomiyaha iyo Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee Clidamada qaranka waxaa magacaabistooda iyo Xilka qaadistooda leh Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland, ka dib marka uu la tashado Wasiirka Gaashaandhigga

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-14

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
13Ask about this article15