Qodobka 11aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Qaab-dhismeedka Maxakamadda Sare Ee Ciidamada Qaranka 1. Tirada Garsooreyaasha maxakamadda sare ee ciidamada kama yaraan karto 5 kamana badnaan karaan 9 Garsoore 00 loo soo magacaabay si’xeerkan waafaqsan. 2. Maxkamadda sare ee Ciidamadu waxa ay yeelanaysaa qaab-dhismeed ka kooban: b. Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen, iyada oo garsooraha ugu derejo sarreeya uu noqonayo guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qaranka. ‘T. Garsooreyaal. J. Waaxo maamul tyo xafiisyo. X. Kaaliyeyaal, hawl-wadeenno iyo shaqaale Kh. Guud ahaan maamulka xafiisyada iyo xil-gudashadoodu waxa ay hoos imanayaan awoodda guddoomiyaha. PD. Kaaliyaha sare ayaa ugu derajo sarreeya jaranjarrada maamul ee shaqaalaha maxkamadda sare ee clidamada.