Qodobka 8aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Astaanta Ciidanka Qaranka Ciidanka Qaranka JSL waxa ay leeyihiin astaan iyo calan u gaar ah oo faahfaahintiisu tahay: I. Astaanta Ciidanka Difaaca Qaranka waxa ka muuqda laba waran oo ka dambeeya laba xaraf 00 isdhaafsan 00 ah “SL”, 00 ku dhex jira goobo cas oo ku dhammaystiran midab cagaar ah oo ay ku dahaadhan tahay caleen dheeman ah. 2. Isticmaalka astaantaasi waxa ay u gaar tahay Ciidanka Qaranka, lahaanshaheedana waxa iska leh dawladda Somaliland. 3. Astaanta Ciidanka Qaranku waa in ay ka muuqato dirayska, shaambadaha, kaadhadhka aqoonsiga, dhiganeyaasha keydsan iyo waxyaabaha kale ee gaarka ah ee Ciidanka Qaranka JSL.