Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 36aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Nidaamka Mushahar bixinta Ciidanka Qaranka. 1. Cidanka Qaranka, waa in la siiyo mushahar ku filan oo la’jaan qaadaya nolosha dalka. 2. Xaddigga mushahar bixinta Ciidanka Qaranka, waxa ay ku soo baxaysaa digreeto madaxweyne.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-36
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
35Weydii qodobkan37