Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 63aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Waajibaadka Muwaaddinka ee Difaaca Qaranka 1. Si’waafaqsan godobka 84aad fagraddiisa laad ee Dastuurka qof kasta oo muwaaddin ah waxa ku waajib ah adkeynta midnimada ummadda, ilaalinta jiritaanka garannimada, difaaca dalka 1yo dinta, si’waafaqsan xeerka, waxaana muwaddiniinta ku waajib ah difaaca dalka xilliga loo baahdo.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-63
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
62Weydii qodobkan64