Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 65aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xeer-nidaamiyeyaal 1. Wasiirka Gaashaandhiggu waxa uu kusoo saarayaa_ xeer- nidaamiyeyaasha lagu dhaqan-gelinaayo xeerkan ee ku xusan qodobbada xeerkan iyo hageyaasha maamul muddo 90 cisho gudahood ah ka dib marka uu madaxweynahu saxeexo. 2. Taliyaha Cudanka iyo Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka waxa ku waajib ah hirgelinta xeerkan iyo hab-raacyada iyo xeer- nidaamiyeyaasha ka dheegma/farcama.