Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 41aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Faylka Ciidanka Keydka ah (reserve) Taliska Ciidanka Qaranku waa in uu hayo faylka iyo diiwaanka dhammaan xubnaha ciidanka keydka ah oo ay ka mid _ tahay tababarka uu qaatay, da’da, heerka aqooneed, xogta cinwaanka laga heli karo iyo iyo derejada uu lahaa.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-41
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
40Weydii qodobkan42