Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 50aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Sababaha Dallacsiinta. Dallacaad derejo ciidan, waxa laggu mutaysan karaa: - 1. Muddo shago oo afar sannadood ah. 2. Kooras tacliimeed oo aan ka yarayn laba sannadood. 3. Hawl-karnimo xaalad dagaal ama waajib gudasho shaqo oo hagar la’aan ah.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-50
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
49Weydii qodobkan51