Qodobka 35aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xuquuqda iyo Mushaharaadka Xubnaha Ciidanka Qaranka 1. Xubin kasta oo ciidanka ah oo gudanaya_ waajibaadkooda ciidannimo, waa in ay helaan mushahar ku filan 00 ka kooban mushahar joogto ah, mushahar derajo iyo gunnooyin xileed/takhasus 00 loo asteeyey/qoondeeyay. 2. Mushaharka ciidanka, waa la’hakin karaa ama la’duwi karaa qofka qaadanaya, si’ waafaqsan nidaam cad oo sharci ah, tusaale ahaan deyn bixin ama magdhow la’siinayo dawladda, urur kale ama qof kale. 3. Xubin kasta oo ciidanka ah oo ku gudanaya waajibaadkooda waa in la’stiyaa saad, dawooyin, dhisme loo hoydo iyo gunno kiro ah. 4. Xubin kasta oo ah ciidanka oo gudanaya_ waajibaadkooda, waa in la’siiyaa 30 maalmood oo fasax ah sannadkii oo lagu daray maalmaha qaranka iyo diiniga ah ee fasaxyada dadweynaha. Fasax habboon ayaa isna la’siinayaa bukaanka iyo sababo kale oo laga garaabi karo. 5. Xubin kasta oo ciidanka ah oo gudanaya waajibaadkooda, waa in la’stiyaa dirays ciidan, galab ciidan 00 habboon, si’ay ugu gudan karaan waajibaadkooda. 6. Gunnooyinka waa in la’bixiyaa, si’loo daboolo kharashaadkii ku baxay hawlgalladii hore ee la’amaray. 7. Xubin kasta oo ciidan ah oo lagu helay dembi ciidan iyo xadhig, Waa in ay waayaan mushaharkoodii joogtada ahaa, mushaharkii derajada, gunnooyinka gaarka ah, saadkii, daryeelkii dawooyinka, aqalkii uu deganaa oo ahaa guri ciidan, in ay ka guuraan inta ay ku jiraan xabsigaas. 8. Xubin kasta oo ciidanka ah ee la’yimaadda shaqo wanaag heersare ah, gaar ahaan marka lagu jiro hawlgallada dagaalka, waa in ay helaan abaalmarinno ay ka mid yihiin: b. Ammaan qoraal ah (loogu qoro Faylkooda shagqsi). attr n\ iS fs Ms |) hab * a 4M @ VOUS Bint eed, ¢ <\ 0, See ta Vf u VON AYE NOR — of (e) OT ea R GENE a t. Abaalmarin dhaqaale. Jj. Fasax dheeraad ah. x. ‘Talobixn ku aaddan Guddida Dallacsiinta kh. Billad ama abaalmarin