Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 56aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dirayska Ciidanka Qaranka Xubnaha cudanka ee ku gudo jira waajibaadkooda shaqo waa in ay xidhaan dirayska, oo ay ku jiraan aqoonsiyada muujinaya Astaanta Ciudanka Qaranka, aqoonsiyo ay ka muuqdaan derajooyinku, haddii aanay jirin amar hore loo siiyay oo sheegaya in aanay dirays xidhan, amarkaas 00 uu bixiyay taliyaha xukuma. -36- ODANKA ge hj Se ZNO SS ABBEY Y Aira o\\s Se Me) O\% Cates <u/),° Xe <4 ants oy % oo So CeNERAY QAYBTA TODDOBAAD MAALIYADDA TYO HANTIDA CIIDANKA QARANKA