Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 61aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Waxsoosaarka Ciidanka Qaranka 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa waax u_ xilsaaran waxsoosaarka sida: beeraha, kalluunka iyo kheyraadka kale ee dabeeciga ah, isaga oo adeegsanaya cududdiisa iyo cilmigiisa, kana jawaabaya daboolista baahiyihiisa aasaasiga ah. 2. Waxa reebban in ciidanku iibiyo waxsoosaarka uu soo saaro. QAYBTA SIDDEEDAAD QODOBBO KALA DUWAN

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-61
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
60Weydii qodobkan62