Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 62aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Guddida Baadhista (Inquiry) 1. Madaxweynuhu waxa uu awood u leeyahay in uu magacaabo guddi baadhiseed 00 qabata hawl baadhiseed oo cayiman. 2. Iyada oo aan waxba loo dhimayn faqradda koowaad ce qodobkan, madaxaweynuhu waxa uu guddiyo baadhiseed u diri karaa arrimaha maamulka iyo shaqada ciidanka ama arrin si’ gaar ah u saamaysay sarkaal ciidan ama hawlgal ciidan 00 u baahday baadhitaan iyo ka soo warbixin. 3. Guddida baadhiseed waxa waajib ku ah in ay raacdo hannaanka yo tilmaamaha uu siiyay madaxweynuhu oo ay ku soo gudbiso natiljada_— baadhistooda’ =muddada uu _— cayimo madaxweynuhu. 2S5% Jit) / pO f f a 2): or > Re Neal oy va Ve Ce o = \ “> Clay GP 3, NQror Geneeh

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-62
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
61Weydii qodobkan63