Qodobka 14aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Awoodda Madaxweynaha ee Ciidanka Qaranka 1. Sida ku cad qodobka 90aad ee Dastuurka, Madaxweynaha ayaa ah Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka (Commander-in-Chief). 2. Madaxweynaha oo ah Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranku, waxa uu awood u leeyahay magacaabista iyo xil ka qaadista: b. Taliyaha Ciidanka (Chief of the Army) iyo t. ‘Taliyeyaasha iyo abbaanduuleyaasha gaybaha ciidanka. 3. Madaxweynuhu waxa uu masuul ka yahay guud ahaan maamulka iyo xukunka Ciidanka Qaranka JSL. 4. Madaxweynahu waxa uu leeyahay awoodahan soo socda, isaga 00 la’tashanaya Guddida Difaaca: b. Hoggaaminta guud ee Ciidanka Qaranka iyo hagistasiyaasadda iyo istiraajiyadda difaac ee dalka. t. Hoggaaminta, dallacsiinta, shaqo ka fadhiisiinta saraakiisha. Jj. Soo saaridda xeerar degdeg ah, _ si’waafaqsan Dastuurka. x. Waxa uu awood u leeyahay in uu cafis siiyo, xubnaha Cidanka Qaranka ee ay dembi ku _hesho . 42. ‘ ft tale SUyp / OKO & HIZO (g “ a: DANO bond / PD a os as a (2) <A Ca oo SY Maxkamadda Ciidanku, ama saamaxo xubnaha cudanka Qaranka ee lagu ee lagu eedeeyo dambi si'waafaqgsan qodobka 90(aadfaqraddiisa Saad ee Dastuurka Somaliland. kh.Hoggaaminta xaaladaha = dagaalka_ ss iyo’”—— ku dhawaaqidda xaaladda degdegga ah. (State of emergency). d. Maamusidda iyo abaalmarinta xubnaha Ciidanka Qaranka.