Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 18aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Taliyeyaasha Qaybaha Ciidanka 1. Qayba Cidanka Qaranka ee ku xusan xeerkan, waxa ay yeelanayaan taliyeyaal uu soo magacaabo madaxweynaha Somaliland, ka dib marka uu la’tashado Guddida Difaaca, 2. Taliyaha qayb ka mid ah Ciidanka Qaranku waa in uu maamulo oo xukumo qaybta loo xilsaaray, si’waafaqsan Dastuurka 1yo xeerarka dalka, isaga oo raacaya_tilmaamaha lyO amarrada Taliyaha Ciidanka. 3. Looma magacaabi karo taliye qayb ka mid ah Ciidanka Qaranka gof aan ka mid ahayn Ciidanka Qaranka.