Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 57aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Nidaamka Maamulka Maaliyadda Ciidanka Qaranka. 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa hoggaanka xisaabaadka lyo maamulka, 00 maamuli doona nidaamka maaliyadeed iyo mushahar bixinta Ciidanka Qaranka. 2. Ciidanka Qaranku waxa uu dakhligiisa dhiganayaa Baanka Dhexe ee dawladda. 3. Dhammaan xubnaha Ciidanka Qaranku waxa ay xisaab maaliyadeed ku yeelanayaan bangiga dawladda oo loogu shubi doono mushaharadkooda iyo xuquuqahooda kale.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-57
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
56Weydii qodobkan58