Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 21aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Booliiska Ciidanka Qaranka (military police) ; 1. Taliyaha Ciidanka Qaranku, waxa uu xubno ka tirsan Ciidanka Qaranka u magacaabi karaa in ay noqdaan Booliska Ciidanka Qaranka. 2. Xubnaha loo magacaabo Booliska Ciidanka Qaranka, waa in ay qaataan kaadhkaaqoonsiga ee tilmaamaya in ay yihiin Booliska Ciidanka Qaranka.