Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 54aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Billadaha 1. Billadaha Ciidanku waxa ay u qaybsamaan: 1. Billad-geesi hawl-karnimo dagaal. u. Billad-sharaf hawl-karnimo shaqo oo hagar la’aan ah. ii. Billad-maamuus kasbasho aqooneed. 2. Noocyada Billadaha. -35- —— PDPANKA Gu LS ON TEED GER i g ° y 2 ¥ * é| ® As e| on Cay gates Zep 1. Billad Dahab ah. u. Billad Maar ah. i. Billad Qallin ah. iv. Ammaan qoraal ah. v. Qaddar lacageed ama fasax shaqo 00 muddo kooban ah.