Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 12aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xilka Ciidanka Qaranka ee Xaaladda Degdegga ah Marka ay jirto xaaladda degdegga ah ee ku xusan qodobka 128aad ee Dastuurka, Ciidanka Qaranku waxa uu gacan ka gaysanaya xaaladaha degdegga ah ee ku xusan qodobka 92aad ee Dastuurka JSL. = *4 - CGO 2/ igh AE em ‘ey BY S ke hele “y AAT Ty: ‘i DACA, 177 eifur A Cra, oats oy ke rs eRe oy,

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-12
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
11Weydii qodobkan13