Qodobka 28aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xilka Wasiirka Gaashaandhiggu waa: 1. In uu madaxweynaha kala taliyo arrimaha difaaca iyo Ciidanka Qaranka. ~ FO ES a oo Re A 4 A org ‘ cy Ly 2. In uu Madaxweynaha talo ka siiyaa, magacaabista iyo shago ka fadhtisinta Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo abbaanduuleyaasha iyo sidoo kale hawlgelinta, dallacsiinta iyo shaqo ka fadhiisinta saraakiisha sare. 3. In uu taageero 00 kobciyo Ciidanka Qaranka. 4. In uu jiheeyo siyaasadda difaaca, iyada 00 la Samaynayo slyaasad difaac iyo siyaasadaha kale ee muhiimka ah iyo Joogteynta dib u eegista siyaasadaha. 5. In uu hormuud uga noqdo Golaha Wasiirrada dhammaan arrimaha difaaca iyo isku dubbaridka Ciidanka Qaranka oo ay ka mid tahay hubinta, in loo helo miisaaniyad ku filan oo waxtar u leh Ciidanka Qaranka, islamarkaana xaqiijinta in hantida Cidanka Qaranku ay tahay mid la jaan qaadi karta baahiyaha cudanku qabo. 6. In uu xidhiidhiyo Ciidanka Qaranka iyo ciidamada dalalka kale ee iskaashiga la leh Jamhuuriyadda Somaliland. 7. In uu qaato doorka korjoogteynta madaniga ah (civilian oversight) ee Ciidanka Qaranka. 8. Xaqiyinta iyo hawlagallada Ciidanku ay waafaqsan _ yihiin Dastuurka, xeerarka dalka iyo istiraajiyadaha iyo siyaasadaha difaac ee dejisan. 9. Isku xidhka iyo isku duwista xidhiidhka Ciidanka Qaranka iyo hay’adaha kale ee amni iyo kuwa madani. 10. Ku abaabulidta shacabka Somaliland ee jooga da’da ciidanka lagu qori karo in ay ka qayb noqdaan Ciidanka Qaranka, si’ loo xaqujiyo in jill kastaa qaato doorka difaaca dalka Jamhuuriyadda Somaliland. . 24 » ft Zap Penn Sty ie PSI RRMA, (G ‘®@ Nh \fo ot ind \e os, ee - CS Gate Ay CR GEneReY- QAYBTA AFRAAD SHAQO QORISTA XUBNAHA CITIDANKA QARANKA