Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 15aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Taliyaha Clidanka Qaranka 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa Taliyaha Ciidanka Qaranka (Chief of the Army). 2. Taliyaha Cudanka Qaranka waxa magacaabaya madaxweynaha, s1 waafaqsan qodobbada xeerkan.