Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 67aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dhagan-galka Xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan-gelayaa marka ay Goleyaasha Xeer-dejintu ansixlyaan, madaxweynuhuna saxeexo ee uu ku soo baxo faafinta rasmiga ah. C/risaaq Siciid Ayaanle Md. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL -41- Span Ps t? awk RASy SS oy ks y ae rs \) a a) So YY Ba Ps a\% Nae wy CG Ye. < LL or “AL GAEL ay wind CENERPY,

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-67
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
66Weydii qodobkan