Qodobka 7aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Mabaadii’da Saldhigga u ah Ciidanka Qaranka Si’waafaqsan godobka 1 23aad ee dastuurka 00 lagu aasaasay Ciidanka Qaranka, mabaadii’da hagaysa Ciidanka Qaranku waa: 1. ITlaalinta iyo raacitaanka Dastuurka iyo xeerarka dalka u yaal oo ay ka mid yihiin xuquuqaha iyo xorriyaadka aasaasiga ah ee gofka. 2 U dhaqmidda halbeegga xirfadnimo ee ugu sarreeya iyo edebta ugu sarraysa ee looga baahan yahay Ciidanka Qaranka. 3. Kala amarqaadashada iyo kala dambaynta madaxda sare ee cudanka (chain of command). 4. Ka madaxbannaanida loolanka siyaasadeed ee dalka gudihiisa iyo xisbryada/ururada siyaasadda. iG x Eo hey ER RASIS N is) ky 4 ieee SNe oft Cm é OKLA SBI, // Mt o ey 1 < “oN AL GR o/ Row Genea 5. Ka fogaanta kala qaybsanaanta iyo noocyada takoorka.