Article 6
Qodobka 6aad
Original Somali text, quoted word for word
1. Ciidaanka Qaranku waxa uu ka kooban yahay: Qaab-dhismeedka Ciidanka Qaranka: b. Ciidanka Dhulka. t. Cudanka Cirka (Air Force). j. Cidaanka Badda (Navy). 2. Qaab-dhismeedka maamul ee Ciidanka Qaranku waa: 1. Taliyaha Cidanka; -8- popan J oy 3 “<P ENO /§ ‘iy Tah: “> ig : ONY) As 0, Wik OF) My eX 4 ones NS GENER u. Abbaanduulayaasha; im. Hoggaanno; Iv. Qaybo; v. Gaasas iyo guutooyin; vi. Iyo kulliyadaha aqooneed iyo dugsiyo tababar. 3. Xubnaha Ciidanka Qaranku waxa uu ka kooban yahay: B. Cuiidanka joogtada ah (regular force); T. Cidanka keydka ah oo ka sii kooban: J. Keydka joogtada ah (regular reserve); X. Keydka is-xilqaamay (volunteer reserve), haddii Gudida Difaacu ay u aragto daruuri in la’sameeyo keydka _ is- xilqaanka ah. Kh. Cidanka tababarka ku jira (cadet force).