Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 65aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xeer-nidaamiyeyaal 1. Wasiirka Gaashaandhiggu waxa uu kusoo saarayaa_ xeer- nidaamiyeyaasha lagu dhaqan-gelinaayo xeerkan ee ku xusan qodobbada xeerkan iyo hageyaasha maamul muddo 90 cisho gudahood ah ka dib marka uu madaxweynahu saxeexo. 2. Taliyaha Cudanka iyo Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka waxa ku waajib ah hirgelinta xeerkan iyo hab-raacyada iyo xeer- nidaamiyeyaasha ka dheegma/farcama.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-65
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
64Weydii qodobkan66