Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 64aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

U warbixinta Baaralamaanka 1. Sannad kasta bilowgiisa Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka waxa ku waajib ah in ay horyimaddaan Guddida Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiillada iyo Golaha Guurtida si’ ay warbixin uga siiyaan xaaladaha difaac iyo amni ee dalka. 2. Hor tegidda ku xusan faqradda koowaad ee qodobkan waxa ay ka dhacaysaa Gole walba gaarkiisa.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-64
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
63Weydii qodobkan65