Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 63aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Waajibaadka Muwaaddinka ee Difaaca Qaranka 1. Si’waafaqsan godobka 84aad fagraddiisa laad ee Dastuurka qof kasta oo muwaaddin ah waxa ku waajib ah adkeynta midnimada ummadda, ilaalinta jiritaanka garannimada, difaaca dalka 1yo dinta, si’waafaqsan xeerka, waxaana muwaddiniinta ku waajib ah difaaca dalka xilliga loo baahdo.