Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 63

Qodobka 63aad

Original Somali text, quoted word for word

Waajibaadka Muwaaddinka ee Difaaca Qaranka 1. Si’waafaqsan godobka 84aad fagraddiisa laad ee Dastuurka qof kasta oo muwaaddin ah waxa ku waajib ah adkeynta midnimada ummadda, ilaalinta jiritaanka garannimada, difaaca dalka 1yo dinta, si’waafaqsan xeerka, waxaana muwaddiniinta ku waajib ah difaaca dalka xilliga loo baahdo.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-63

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
62Ask about this article64