Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force

Article 61

Qodobka 61aad

Original Somali text, quoted word for word

Waxsoosaarka Ciidanka Qaranka 1. Cidanka Qaranku waxa uu yeelanayaa waax u_ xilsaaran waxsoosaarka sida: beeraha, kalluunka iyo kheyraadka kale ee dabeeciga ah, isaga oo adeegsanaya cududdiisa iyo cilmigiisa, kana jawaabaya daboolista baahiyihiisa aasaasiga ah. 2. Waxa reebban in ciidanku iibiyo waxsoosaarka uu soo saaro. QAYBTA SIDDEEDAAD QODOBBO KALA DUWAN

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-61

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
60Ask about this article62