Xeerka Ciidanka Qaranka Somaliland · 2023In force
Article 5
Qodobka 5aad
Original Somali text, quoted word for word
Aasaaska Ciidanka Qaranka 1. Tyada 00 laga duulayo godobka 123aad ee Dastuurka Somaliland, waxa xeerkani aasaasay Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland (National Army of the Republic of Somaliland). 2. Ctidanka Qaranku waa ha’yad dastuuri ah oo leh jiritaan xeereed 00 gaar ah. 3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aaminaya tirada iyo xoogga uu yeelanayo Ciidanka Qaranku, marka uu la’tashado Guddida Difaaca (Defense Committee) ee ku aasaasan xeerkan.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-ciidanka-qaranka-somaliland/qodobka-5